20 Jilaa Bollywood Ah Oo Shaashada Ku Matalay Door Da Ahaan Ka Weyn (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywoood-ka  waa  shirkada  ay  heystaan  jilaa  caan  ah  kuwaas  oo  sameeyo  doorar  kala  duwan  oo  doorarkaas ku  helaan  amaan  fara badan.

Sidoo kale Haataan Bollywood-ka waxay heystaan  jilaaayaal dhalinyar door walbo sameyn karo misana dadaalkooda sii laba jibaaraaya.

Si la mid ah waxaa jiro jilaayaal sanad ahaan weyn misana sameeyaan door da ahaan ka weyn ama duqnimo ku matalaayaan shaashada.

Haddana hoos kaga bogo 20 Jilaa Bollywood Ah Oo Shaashada Ku Matalay Door Da Ahaan Ka Weyn Ama Duqnimo Ah.

  1. Irrfan Khan in The Lunchbox 

2. Sidharth Malhotra in Baar Baar Dekho

3. Katrina Kaif in Baar Baar Dekho

4. Nawazuddin Siddique in Manjhi: The Mountain Man

WARAR DHEERAAD AH:

5. Shah Rukh Khan in Veer Zaara 

6. Rishi Kapoor in Kapoor & Sons iyo filimkiisa xiga 102 Not Out

7. Rajkummar Rao in Raabta

8. Nargis in Mother India

10) Manoj Bajpayee in Aligarh

Lasoco Qeybta Xiga 20 Jilaa Bollywood Ah Oo Shaashada Ku Matalay Door Da Ahaan Ka Weyn.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video