47 Jilaaa Oo Bollywood-ka ka Tirsan Iyo Magacyadooda Dhabta Ah (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Jilaayaasha   oo  Bollywood-ka  ka  tirsan  waa  kuwa  ugu  caansan  gudaha  Hinidya  magacoodana  ku  baahay daafaha  caalamka.

Laakiin  Jilaayaasha  Bollywood-ka  Badi magacyada   ay  caanka  ku  yihiin  ma  aha magacooda  dhabta  ee  waa  magac  kalii  nasiibkooda  noqday  ama  caan  ay  ku  noqdeen.

Haddaba  ogtahay  47  jilaaa oo Bollywood-ka  ka  tirsan  iyo magacyadooda  dhabta  ayagoo  jilaayaashaas  caan  ku  noqday  magacyada  loogu  bartay  shaashada.

Waxaana  maqaalkaan  kusoo  qaadan  doona  jilaayaasha  hori  iyo  kuwa hada  magacyadooda  dhabta ah fadlan hoos kaga bogo.

1) Govinda – Govind Arun Ahuja

3) Salman Khan – Abdul Rashid Salim Salman Khan

3) Jackie Shroff – Jaikishen Kaku Bhai

4) Preity Zinta – Preetham Singh Zinta

5) Hrithik Roshan – Hrithik Nagrath. Roshan

WARAR DHEERAAD AH:

6) Katrina Kaif – Kate Turquotte

7) Mallika Sherawat – Reema Lamba

8) Akshay Kumar – Rajiv Hariom Bhatia

9) Rajnikant – Shivaji Rao Gaekwad

10)  Amitabh Bachchan – Inquilab Srivastava

11) Dilip Kumar – Muhammed Yousuf Khan

12) Ranveer Singh – Ranveer Bhavnani

Lasoco Qeybta Xiga 47 Jilaaa Oo Bollywood-ka ka Tirsan Iyo Magacyadooda Dhabta Ah.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. faiza cabdulahi says:

    salman khan baaa ugu magac fiican iyo diliP kumar

  2. faiza cabdulahi says:

    waxa kale qashin bay wataan




Featured Video