Codeyn: Sultan, Rabne Bana De Jodi Iyo PK Anushka Sharma Atariisho Blockbuster U Saaxiib Ah!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Atariishada Anushka Sharma waxay Bollywoodka kusoo gashay Blockbuster keedi koowaad ee ahaa Rabne Bana De Jodi kaaso ay la hogaamineysay Shah Rukh Khan wixii markaa kadambeyay xidigtaan diba uma hakan.

9 Sano ee ugu dambeysay xidigtaan waxay la timid aflaam Classic ah waxaana xusid mudan inee lasoo wada shaqeysay dhamaan xidigaha ugu sarsareya Bollywoodka oo ay kamid yihiin King of Bollywood Aka Shah Rukh Khan, Mr.Prefectionst Aamir Khan, Mega Star Salman Khan, Super Star Akshay kumar iyo waliba dhalinta maanta sida Ranbir Kapoor, Ranveer Singh iyo Shahid Kapoor.

kuwaaso inta badan ay guulo lixaad leh la gaartay, xisaabta kudarso Anushka Sharma waa atariishada kaliya ee ilaa iyo hada heesata labada filim  kuwaaso Box-officeka ka keenen lacago sare udhaafaya 300 Crore.

sido kale waxay noqotay markaan Filim Qarash Gareye taaso maal galisay aflaamta kala ah Phillauri, NH10 iyo filimka sedexaad ee ay maal galin doonto kaso lagu magacaabo Pari.

waxay dib ola midoweysaa macalinkeeda fanka SRK kaaso ay lasoo wado filimkeeda sedexaad oo ay xidigaan lakeyneeso Jab Harry Met Sejal.

filimka JHMS waa filim lagu kalsoonyahay in uu Box-officeka wacdaro xoogan ka dhigi doono guul weyna gaari doono qorshahana waa in la daawado 4 Aug ee sanadkaan taaso ku beegan jimcaha nagu soo foodleh.

hadaba aqriste Anushka sedexdeda filim ee ugu waaweyn kuuwaso kala ah PK., Sultan iyo waliba Rabne Bana De Jodi keeba dooqada ah waa aflaam waaweyn sheeko ahaan iyo ganacsi ahaanba.

 

PK: ( All Time Blockbuster)

 

WARAR DHEERAAD AH:

 

 

Sultan: (Blockbuster)

 

 

Rabne Bana De Jodi: (Blockbuster)

 

 

Hadaba Aqriste Ucodee sedexdaan Filim Hadii Aad Daawatay Midkii Kuqanciyay oo Dooqada Ah Codkaada Sii, Kii Soo Baxaa Wuxuu Noqon Doona Anushka Filimkeeda Ugu Fiican Marka Laga Fiiriyo Shabakada Filimside.

 

Fikradaha Akhristayaasha (26)

  1. Mariya Xasan says:

    Pk aya ah aniga dooqeyga

  2. Waaya Arag says:

    Pk Ayeey Si Wacan U jishay

  3. abdirahman says:

    pk

  4. Shoodha PK says:

    PK filimki filimada

  5. sharp says:

    suldan filmka ayay dhib badan umartay

  6. HR says:

    pk iyo rabne banadi jodi

  7. Ayaan muuse says:

    Pk

  8. Sharma arke says:

    Pk ayaa ah

  9. ismail abdullahi says:

    Pk

  10. Big actor(AAMIR-KHAN) says:

    Pk-filimada-filim-kooda

    Bilaa muran✨✨

    ✨✨
    ✨✨✨✨
    ✨✨✨✨

  11. cabdirashiid pertaap sing says:

    yadu awood ma leh haday film blocbuster ka dhigi karto kaligeed film ha hogaamiso ka dib na aan eeg no awoodeda.
    pk ayaa 3 ad ugu shidan.

  12. ahmed says:

    meeshan filimada ka ugu fiican baa la eegayaa
    mise filimkay ugu qaab jiliin fican tahay
    hadii filim la eegayo waa Pk
    hadii qaab jiliin la eegayana waa
    Rabne bana di jodi

  13. akshay khanna says:

    pk

  14. ismaaciil Nourka says:

    Pk

  15. ishwaaq says:

    Rabne banadi jodi bay aaad ugu jiliin wanagsantahay atariisho ahaan lkiin Pk iyo sultan sdaa waxba ugama ah

  16. shineydar says:

    PK film cajiib ah

  17. maxamed deeq says:

    sultan

  18. Ismail Aamir says:

    PK Aa Kule
    RBJ Ayaa Usoo Xiga

  19. ayan Mohamed awil says:

    Sultan Ayeey Ugu Qaab Jilin fiicanayd lkn Pk ayaan jecelahay inkaastoon tageere Srk uu ahay




Featured Video