Filimka Mujhse Shaadi Karogi Iyo Sida Uu Hit Dhameestiran Ku Noqday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka  Mujhse  Shaadi  Karogi  wuxuu  ka mid yahay  filimada shactirada  badan  ee la  daawaday  qarnigaan waxaana  tiyaatarada  la  saaray  shalay  oo  kale  30 July 2004.

Fimka  Mujhse  Shaadi  Karogi   waxaa  hogaamiye  ka  ahaa  Salman Khan,  Akshay Kumar,  Iyo  Priyanka Chopra Sidoo kale  waxaa  doorar  muhiim ah ku  lahaa  Amrish Puri,  Kader Khan,  Satish Shah,  Iyo  Rajpal Yadav.

Haddaba  hadaa  hori  idinla  wadaagnay  xaqiiqooyin  u gaar  ah  filimka  Mujhse  Shaadi  Karogi  haataan  hoos kaga  bogo  filimka  Mujhse  Shaadi  Karogi iyo  sida  uu  Hit  dhameestiran  ku  noqday.

Lacagaha   lagu qarash gareeyay – 19 crore

Lacagaha  nadiifka uu Keenay – 29.11 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagtaan  hadii maanta lagu jaan gooyo – 97.07 crore

Lacagaha  guud ee canshuurta ka hor – 43.08 crore

Tirada  guud ee tikit u goosatay – 10-Milyan 481,000

Lacagaha  kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen – Xogtaas ma heli karno

Saami  ahaan kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 16.42 crore

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 86%

Natiijadiisa – Hit

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video