Katrina Kaif Ayaa Baraha Bulshada Soodhigtay Sawir Xiiso Leh Balse Sidhaqsi Leh Ayee Ku Tirtirtay!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Atariishada Katrina Kaif oo kumashquulsan mashaariicdeda ay ku howl jirto ayaa misane ah shaqsi inbadan baraha bulshada Online ka ah ayadoo sidaau umashquulsan.

Xidigtaan ayaa barteeda Instagramka soo dhigtay Sawir xiiso leh oo dhamaan taagerayaasheda ay kawada heleen balse waxaa layaab noqotay waxaan 10 daqiiqo dhameen ayee kutirtirtay ama ku Delete garesay sawirkii ay sodhigtay waana arin muran dhalisay.

WARAR DHEERAAD AH:

Sawirka waa midka kor idiinkaga muuqdo kaaso ay wada galeyn Katrina, Varun iyo waliba Alia Bhatt waana xili ay kusugnaayen xafladii IIFA Award ee sanadkaan 2017.

lamana yaqaano sababta ay Katrina u Delete gareysay sawirka xiisa leh ee ay soo dhigtay Instagramka waliba ayadoo sheegtay inee u xiistay asaxaapteda misane ay taageraha u tahay Varun iyo Alia.

Dhanka shaqada Katrina waxay wali ku guda jirtaa duubista filimkeeda Tiger Zinda Hai kaaso ay la wado saaxiibkeda Salman khan qorshahana waa in la daawado sanadkaan 2017 Bisha Dec 22 keeda.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video