Kusoo Dhowaada Heeska” Hum Tumko Nigahon Mein” Oo Turjuman (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Aqristayaashena waxaan dib u bilawnay barnaamijkeni turjumida heesaha Hindiga ah kaaso mudo aan hakinay mashquulo kale oo naheystay aawgiis.

Heeska Waxaa wada jilayaan Salman Khan Iyo Shilpa Shetty halka ay ku luuqeynayaan fanaaniinta kala ah Udit Narayan iyo Shreye Ghoshal.

Waxayna kujirtaa filimka Garv oo ay hogaamiyaal ka yihiin Salman khan, Arbaz khan, Shilpa Shetty iyo waliba Amrish Puri kaaso la daawaday sanadkii 2004 natiijadiisana noqdat Below Average.

Hadaba aqriste heeska oo afkaada hooyo kuugu turjumtay shabakada Filimside halkaan hoose kaga bogo:

 

Miraha Koowaad:

Hum Tumko Nigahon Mein is tarha CChupa Lenge, Tum chaahe bacho jitna hum tumko chura lenge ho.

Waxaan kugu qarsan doona indhaheyga dhibkaste haba igu qaadate, xataa hadaa iskudaydo gacaliso inaa iga baxsato si xatooyo ah ayaan kuugu qarsan doona.

Teri Aashiqui Main Jaana Duniya bhula Denge, Tum chaahe bacho jitna hum tumko chura lenge ho.

Gacaliye Jaceylkaada wuxuu I ilowsiinaya dunida oodhan oo adiga ayaan kuso go’ayaa, dhibkastaba ha noqote waa inaa kuhelaa.

Miraha Labaad:

Maathe ke bindiya pole,haathonka kangna pole, paironki paayal pole sunle mere yaar, sunle mere yaar.

Rinjiga madaxa iimarsan, jijimaha gacmaha iigu jiro iyo waliba baayalka lugaha iigu xiranba wey wada ogyihiin (Inaan kujeclahay) ee dhageyso hadalkooda qaaligeygiyow.

WARAR DHEERAAD AH:

O, Taaronse maange sajaa don,daaman mein khusiya biccha don,dulhan mein tujhko bana don sunle mere yaar, sunle mere yaar.

Sidii xidiga ookale u qurux badney, waxaan laabtada ka buuxinaya farxad, waxaana kaa dhiganaya caruusad, dhageyso hadalkeyga oo rumeyso jaceylkeygiyey.

Zindagi Mil gaye har khushi mil gaye, o aashiqui mil gaye.

Hada ayaan helay nolosheyda, farxadii iga maqneydna waan helay sido kale jaceylkeyga dhabta ahaana waan helay.

ho, Hum dilko mohabatt ka aaina bula lenge, Tum chaahe bacho jitna hum tumko chura lenge ho.

qalbiga wuxu jeclanaya inuu muraayada horyimaado oo adiga kaa dhex arko, dhibkastaba ha noqote waa inaa kuhelaa.

Hum Tumko Nigahon Mein is tarha CChupa Lenge, Tum chaahe bacho jitna hum tumko chura lenge ho.

Waxaan kugu qarsan doona indhaheyga dhibkaste haba igu qaadate, xataa hadaa iskudaydo gacaliso inaa iga baxsato si xatooyo ah ayaan kuugu qarsan doona.

Teri Aashiqui Main Jaana Duniya bhula Denge, Tum chaahe bacho jitna hum tumko chura lenge ho.

Gacaliye Jaceylkaada wuxuu I ilowsiinaya dunida oodhan oo adiga ayaan kuso go’ayaa, dhibkastaba ha noqote waa inaa kuhelaa.

 

Dhamaad…..

 

Halkaan hoose ka daawo heesta oo muuqaal ah:

&nbsp

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. boss says:

    waaba yaabay waxaan islahaa fanaanintii soo qaadey iyadoo turjuman meeday

  2. MR. says:

    sxp Ali heesta san raha hai na tu noo soo turjuma fadlan

  3. khaalid cade says:

    inbadan ayaan dawadey heestaan




Featured Video