Wax Ka Bro 50-ka Filim Bollywood Ee Ugu Yaraan $2-Milyan Kasoo Xareesay USA/Canada

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan dhawaan idinla wadaagnay in filimka Fidaa uu noqday filimka 31-aad ee Telugu ama Tollywood sameeyeen kaasi oo $1-milyan suuqa USA kasoo xareeyay sidoo kalena isla suuqaan Canada ayaa ku dhex lifaaqan balse aan ahayn suuq weyn.

WARAR DHEERAAD AH:

Hadaba waxaan idiin heynaa filimada Bollywood-ka iyo wacdaraha ay ka dhigeen Waqooyiga Ameerika madaama Bollywood-ka shirkad weyn yihiin $1-milyan waxba kama ahan inay dhulkaas kasoo xareeyaan.

Sidaa darteed keedka shabakada Boxoffice India waxaan kasoo xiganay 50-ka filim ee ugu sareyso kuwaas oo ugu yaraan $2-milyan kasoo xareeyeen USA/Canada:

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. mawlana khan says:

    “( Zakarie Sxb Nin balanta Oofiya Inaad tahay Waan ogaa god bless u bro ….
    stay safe health and peace )”

  2. Ahmed Akhyaar says:

    SRk = 17 film
    Amirkhan = 7 filim
    salmankhan = 6 film
    ranbir kpor = 4 film
    hritic = 3
    akshy kumar = 2

    KIng Khan Warkiisu waa cadyahay
    thnkz Zakariye




Featured Video