Anil Kapoor Iyo Aishwarya Rai Jaceyl Kuma Wadaagi Doonan Filimka Fanney Khan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa  hori loo  xaqiijiyay in  Anil Kapoor  Iyo  Aishwwarya Rai  wada  sameyn  doonan  filimka  Fanney Khan Sidoo mudo 18  sano  ka  dib  shaashada  kasoo  wada  muuqan  doonan.

Maadaama  filimkaan  Anil  iyo  Aishwarya  hogaamiye  ka  yihiin  waxaa la  hadal  heeyay inay  jaceyl ku  wadaagi doonan  laakiin  waxaa  hadal  laga  heeya  Anil Kapoor oo  sheegay inuu  Aishwarya  jaceyl  kula wadaagi  doonin  filimka  Fanney Khan.

WARAR DHEERAAD AH:

Anil Kapoor  Iyo  Aishwarya  Rai  Bachchan  waxay hori u wada sameeyeen filimada Taal iyo Humara Dil Aapke Paas Hai oo  guul  weyn  gaaray  labadaba.

Filimka  Fanney Khan  fariin  ahaan wuxuu  ku saabsan  yahay Music  sida  qorshaha  yahay  filimkaan  ayaa duubis lagu  bilaabi  doona  bishaan  dhamaadkeeda.

Anil  Kapoor Iyo  Aishwarya Rai Bachchan  marka  laga  soo  tago  filimkaan  waxaa  door  muhiim ah ku yeelan doona  atiriishada  reer Pakistan  ee  Mehwish Hayat  sida  qorshaha yahay  waxaa la daawan  doona  April 2018.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video