Filimka 3 Idiots Iyo Sida Uu All Time Blockbuster Ku Noqday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka  3 Idiots  ma aha  filim  caadi  waa  filim ay  ku  faanaan  filim  sameeye  Rajkumar  Hirani  iyo  Mr.  Perfectionista Aamir Khan.

Filimka  3 Idiots  waa  filim  Bollywood-ka  wiji  cusub  u yeelay  asigoo  ahaa  filimka  ugu  horeeyay  ee  Bollywood-ka  ah  kaasi  oo  200  crore  kasoo  xareeyay  Boxoffice-ka gudaha Hindiya

Filimka  3 Idiots  mar kale  wuxuu  Aamir Khan  gaarsiiyay  guul  tariikhi  ka  dib  filimkiisa  Chajini  sidoo  wuxuu noqday  filimka  labaad  ee  ATBB  noqday  2000  ilaa 2010 ka dib filimka Gaddar Ek Prem Katha.

Filimka  3 Idiots waxaa Aamir Khan la jilaayay  Kareena Kapoor Khan,  R.Madhavan,  Sharman Joshi,  Omi Vadiya iyo  Boman Irani  filimkaan  la  daawaday  2009  waa  filim  ilaa hada  lawada  jacel yahay.

Fadlan  hoos kaga bogo sida filimka 3 Idiots uu All Time Blockbsuter Ku Noqday.

Lacagaha  lagu qarash gareeyay – 77 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 201.37 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 294.39 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 273.82 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 31-Milyan 785,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ki iibsadeen – Xogtaas ma heli karno

Saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 98.55 crore

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 127%

Natiijadiisa – All Time Blockbuster

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Shoodha PK says:

    Wale Actor iga dhe




Featured Video