Jacqueline Fernandez Weli Wey Xasuusataa Xiligii Ay Kabal Yeeri (Waiter) Ahaan Jirtay (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atirishada reer Sri Lank ee Bollywood-ka ka tirsan Jacqueline Fernandez weli ma aysan hilmaamin shaqooyinkii qaar ay soo qabatay ka hor inta aysan Bollywood-ka kusoo biirin.

Jacqueline Fernandez ayaa taageerayaasheeda xasuus dheer galisay madaama ay soo bandhigtay sawiro ay ku mataleyso xiligii ay kabal yeeri ama waiter maqaayad ahaan ka jirtay.

WARAR DHEERAAD AH:

Jacqueline Fernandez waxay tiri “Waxaan qabay jiray shaqo hal gelin ah anigoo Waiter/kabal yeeri ah markii aan 14-sano jiray, dhab ahaantii xasuustaas ayaan maanta dib usoo celiyay, bal dalabkaaga aan kaa qaado maanta!”

Dhinaca shaqada Jacqueline Fernandez waxaa u diyaarsan filimka A Gentleman oo ay Siddharth Malhotra la jileyso lana daawan doono 25-ka bishan August, sidoo kalena 29-ka September waxaa u diyaarsan filimka weyn Judwaa 2 oo ay la jileyso Varun Dhawan.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. faiza cabdulahi says:

    hhhh hhhh gabar fican hadayna nolosheeda hore dafirayn




Featured Video