Rasmi: Filimka Mubarakan Lacagaha Uu keenay Isniintiisa Koowaad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Arjun Kapoor Iyo   Anil Kapoor  filimka  ay  hogaamiyaaha  ka  yihiin ee  Mubarakan ayaa ganacsi gaabis ah sameeyay  isniintiisa  koowaad.

Sida Shabakada Boxoffice India soo xaqiijisay filimka Mubarakan ayaa keenay  26 crore  (Trade Figure) afartiisa maal mood ugu  horeysay.

Mubarakan oo  labadiisa maal mood ugu danbeysay sare u kac sameynaayay isniintiisa koowaad wuxuu sameeyay hoos u dhac  25-30%  lacagaha uu keenay maalintiisa koowaad.

Filimka  Mubarakan  waxaa la rabay inuu isniintiisa koowaad keeno 4 crore haataan filimka Mubarakan todabaadkiisa koowaad qiyaas ahaan wuxuu keeni doona 35 crore.

Filimka Mubarakan oo labadiisa maalmood u danbeeyay sare u kac sameeyay ma caawin doonto maadaama maalinta koowaad lacago gaabis oo aan laga fileenin keenay.

Mubarakan  laga  bilaabo  jimcada  waxa  tiyaatarada  kala  wareegi  doona  filimka Jab harry Met Sejal sidoo kale todabaadkan  danbe  waxaa  tiyaatarada  la  saari  doona  filimka  Toilet Ek Prem Katha.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Mubarakan lacagaha uu keenay afartiisa maal mood ugu horeysay.

Jimco – 5 Crore Qiyaas

Sabti – 7.25 Crore Qiyaas

WARAR DHEERAAD AH:

Axad – 10.25 Crore Qiyaas

Isniin – 3.50 Crore Qiyaas

Wadarta Guud – 26 Crore (Trade Figure) Qiyaasta Xili Hore

Dhinaca kale filimka Indu Sarkar ayaa hoos u dhac weyn sameeyay isniintiisa koowaad sidoo kale afariisa maal mood ugu horeysay wuxuu keenay 3.65 crore (Trade Figure) waana filim guul dareystay.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Indu Sarkar lacagaha uu keenay afar maal mood

Jimco – 85 Lakh

Sabti – 1.05 Crore

Axad – 1.35 Crore

Isniin – 40 Lakh

Wadarta Guud 3.65 Crore (Trade Figure)

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video