Sawirkaan Maxaa Ka Qalday Amitabh Bachchan Miyuu Xanuunsan Yahay!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Amitabh Bachchan inuu door walbo sameeyo filim walbana muuqaal la yaab leh ku jilo waxba lama ahan.

Haatana waxaa Big Bachchan laga soo bandhigay asigoo sariir jiifo duqnimo dheeraad ahna ka muuqato waana mid ka mid ah muuqaalada lala yaabi doono ee halyeegan filimka 02 Not Out ku jilaayo.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka 02 Not Out wuxuu Amitabh ku jilaa aabo 102-jir ah sidoo kalena baadi goob u galaayo wiilkiisa 75-jir oo ay nolosha isku fahmi waayeen waxaana doorkaas jilaayo Rishi Kapoor.

Amitabh Bachchan wuxuu diyaar u yahay inuu markaana la imaado muuqaal duqnimo dheeraad ah ku jilaayo weliba aabo 102-jir ah ma sahlano in shaashada lagu matalo.

Filimka 02 Not Out waxaa la daawan doonaa dabyaaqada sanadkaan gaar ahaan todobaadka ugu horeeyo bisha December.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video