Sawiro U Gaar Ah Saif Ali, Kareena Kapoor Khan Iyo Wiilkooda Taimur Oo Dalxiis Ku Joogaan Switzerland

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Saif Ali Khan  xaskiisa  Kareena Kapoor Khan  iyo  wiilkooda  Taimur Ali Khan  ayaa  ka nastay  buuqa  Hindiya  ayagoo  nasasho u  aaday magaalada Switzerland.

Saif  Iyo  Kareena  ayaana ah  markoodi  ugu  horeysay ee  wiilkooda  Taimur safar banaanka ah lasoo aadan ayagoo haatan  waqti ku qaadanaayaan Switzerland,

WARAR DHEERAAD AH:

Kareena Kapoor  oo maal  mahaan baraha  bulshada  si weyn ugu  xiran ayaa  sawiradaan soo dhigtay iyadoo kusoo qortay in la joogo waqtiga qoyska.

Kareena  Kapoor markay  gudaha  Hindiya  kusoo  laabato  waxay si  dhaqsi ah  u bilaabi  doonta  duubista filimkeeda Veere De Wedding  ee  Sonam Kapoor  isla jilaayaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video