Srk Iyo Akshay Dartood Filimka Shraddha Kapoor Ee Haseena Parkar Oo Mar Kale Dib Loo Dhigay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shraddha Kapoor  filimkeeda  xiga  ee Haseena Parkar  wuxuu qorsha  ahaa in la daawado  18 August  ee  bishaan  laakiin  director  Apoorva Lakhia  iyo  kooxda filimka  Haseena  Parker  ayaa mar  kale go’aansaday in ay dib u dhigaan  filimkooda.

Filimka Haseena Parker oo looga hadlaayo Haseena gabadhii la dhalatay Gangstar-ka weynaa ee Mumbai laga danbeyn jiray Dawood Ibrahim, kooxda  filimkaan  ayaa  go’aan saday in markii  afaraad  dib u  dhigaan  filimkooda.

WARAR DHEERAAD AH:

Marka ugu  danbeysay  qorshah  wuxuu  ahaa   August 18 ee   bishaan   laakiin  mar  labaad  waanka xunahay kooxda filimkaan  ayaa  dib  u dhigay  filimkooda  ayagoo  fiirinaaya danta filimkooda.

Director  Apoorva Lakhia  ayaana  sheegay  in  filimkiisa  dhib  uusan  gelin  karin  maadaama  labada  todabaad ee socoto tiyaatarada la saari  doono  filimada  Shah Rukh Khan  Jab  Harry  Met Sejal  Iyo  Akshay Kumar,  Toilet Ek Prem Katha Sidaa  daraadeed  waxaana  go’aan ku gaarnay  in  filimkeena Haseena Parkar dib u dhigano.

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Mariya Xasan says:

    Kaligood Dan uguma jirto ee dhaman filimada Bollywood ee tiyatarada is ku ciririnaya ayey dan ugu jirtaa

  2. ibraahin cabdilaahi baafaawi says:

    runtah weeyeh mariya xasan




Featured Video