Waa Maxay Sababta Rishi Kapoor Ilaa Hada U Daawan Filimka Wiilkiisa Ranbir Ee Tamasha!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Vetaran  Actor  Rishi Kapoor  waa  jilaa  si weyn ula falgalo  saxaafada  sidoo  kale  wuxuu  si  weyn  ugu  xiran  yahay baraha bulshada.

Rishi Kapoor wuu la socdo dhaq dhaqaaq  walbo  oo  wiilkiisa  ah  sidoo  wuxuu  daawada filim walbo  uu ku jiro Ranbir Kapoor  laakiin ma  ogtahay  Rishi Kapoor  ilaa  hada ma  daawan  filimka  Tamasha.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba Ranbir ayaa shaaca ka qaaday sababta uu Aabahiis Rishi Kapoor u daawan filimka Tamaasha ee la daawaday sanadii 2015.

Ranbir  Kapoor  ayaana  sheegay sababta  aabahiis ilaa hada  uusan u daawan filimka  Tamasha  inuu  yahay filim sameeye  Imtiaz Ali  asigoo  sheegay in  aabahiis  uusan  ka helin  inuu  daawado  filimada  Imtiaz Ali.

Filimka  Tamasha  Ranbir Kapoor  waxaa  la  waday  saaxiibtiisa  hore  Deepika  Padukone  waana  filim  guul dareystay oo Flop ah.

Dhinaca  kale filim  sameeye  Imtiaz Ali waxaa u diyaarsan  filimka  Jab Harry Met Sejal oo jimcadaan tiyaatarada la saari  doono  waxaana  hogaamiye  ka ah Shah Rukh Khan Iyo Anushka Sharma.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video