Filimka Babumoshaai Bandookbaaz Oo 48-Muuqaal Laga Jaray Markii La Horgeeyay Gudiga Filimada Faaf Reebaan!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Nawazuddin Siddiqui filimkiisa Babumoshaai Bandookbaaz  ayaa siweyn u kala qeybiyay gudiga filimada faaf reebaan ayadoo gudoomiyaha gudigaan Pahlaj Nahlani soo jeediyay in filimkaan lala mamnuuco daawashadiisa.

WARAR DHEERAAD AH:

Ugu dambeyntii filimka Babumoshaai Bandookbaaz waxaa laga jaray 48-muuqaal sidoo kalena waxaana la siiyay shahaaho loo yaqaan A Certificate oo ah shahaadada dadka qangaarka kalia inay daawan karaan.

Kiran Shroff oo ah gabadha maal galisay filimka Babumoshaai Bandookbaaz ayaa lagu dhaliilay sameynta filimkaan hadalada aflagaadada u badan iyo muuqaalada aan anshaxa laheyn.

Filimka Babumoshaai Bandookbaaz waxaa la daawan doonaa 25-ka bishan August waxaana hogaamiyaal ka ah Nawazuddin Siddiqui iyo atirishada reer Bengali Bidita Bag.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video