Kulankii Ugu Horeyay Ee Dhexmaray Filimsameye Imtiaz Ali Iyo Shah Rukh Khan Wax Ka Ogow!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Filimsayey Imtiaz Ali ayaa markii ugu horeysay filim usameynaya SRK filimkaaso ah Jab Harry Met Sejal kaaso SRK ay la hogaamineyso Anushka Sharma.

Wareysi dheer oo Filimsameyahan lala yeeshtay ayaa hadaladiisa waxaa kamid ahaa inuu halkaas kucadeyay kulankii koowaad ee uu la yeeshtay SRK iyo sida u udhacay kulankaas.

WARAR DHEERAAD AH:

Imtiaz Ali oo hadlaaya wuxuu yiri,” aniga iyo SRK markii ugu horeysay waxaan ku kulanay magaalada London halkaaso ay kajirtay xaflad, SRK waxuu soogalay xaflada asigoo ay lasocoto xaaskisa Gauri iyo waliba gabar cabsan.”

“Markuu I arkay wuu istagay asigoo xooga gabadhii uu waday kamashquulaya oo aniga ila hadlaayo wadashekeysi balaaran ayaa anagoo taagan walina xaflada si toos ah u galin nadhexmaray balse waxaa dharartay gabadhii cabsaneyd ee uu waday waxay na kulahed ‘Oh Shah Rukh’ kadib ayuu halgacan ayada ku qabtay tankalena aniga gacanteyda ku hayey.”

“ugu dambeyn SRK wuu iga tagay wuxuuna  iyiri goorme ii imaaneysa oo aad iiga sheekeyneysaa aflaamtada xiligaasna waxay aheyd markii aan soo bandhigayey filimkeeygii Jab We Met.”

Filimka Jab Harry Met Sejal waxaa la daawan doona jimcahan nagusoo foodleh waxaana SRK la hogaamineyso Anushka Sharma waana filim inbadan lagu kalsoonyahay inuu Box-officeka wacdaro kadhigo.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video