Maxaa Ka Taqaana Atiriishada Asal Ahaan Kasoo Jeedo Somaliya Ee Sameyso Filimada Amerikanka ah (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Alisha Boe  waa  atiriisho ka  tirsan  Hollywood-ka  iyadoo oo  sameyso  filimada iyo musal salada Amerikanka ah iyadoo  ku  yeelato  doorar  muhiim ah.

Alisha Boe  waxaa  dhalay  aabo  Soomaaliya  ah iyo  hooya  Norwegian  iyadoo  ku  dhalatay  Norway  gaar  ahaan magaalada Trondheim marka hore magaceeda wuxuu ahaa Aisha iyadoo u badalatay Alisha Boe waana 20 jir.

Alisha Boe  waxay  filimkeeda  ugu  horeysay  sameysay  2008  filimkaas oo ahaa filim Horror  ama  cabsi cabsi ah oo lagu  magacaabo Amusement.

Ka  dib  waxay  sameysay  oo doorar  muhiim  ah ku  yeelatay filimada  He’s On My Mind,  68 Kill  iyo  Paranormal Activity 4  ka dib waxay  sameysay  musal  musalo ay ka  mid yihiin  Extant,  Ray Donovan,  Casual iyo kuwa kale.

Sanadkaan 2017  waxaa  usoo  baxay musal  musalka  13 Reasons Why oo sheeko ahaan laga  soo min  guuriya buuga  2007 la qoray ee 13 Reasons Why.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana  rajeena  inaan  idinla  wadaagay  warbaxin  aadan ka war  qabin oo  ku  saabsan  atiriishada  asal ahaan kasoo  jeedo  Soomaaliya  ee  sameyso  filimada  ama  musal salada  Amerikanka ah.

Fadlan hoos ka daawo sawiro u gaar ah Alisha Boe

Image result for aisha boe

Image result for alisha boe somali girl

Image result for alisha boe somali girl

 

Fikradaha Akhristayaasha (9)

  1. Ayaan muuse says:

    subxaana leh alle hasoo hadeeyo

  2. nin dher says:

    wa qabilkena nagtu

  3. sheekeye says:

    sxb lanberkeda iisheg

  4. faiza cabdulahi says:

    subxaana allah ar qoftu xumaaa intee film bay sameysay

  5. Mohamett mostafe says:

    galaal seem bari gaale waaye

  6. HaMze ZizoU says:

    kkkkkkk ar soomaaliyaa waa qabiilkee kulahaa hahahaha nasiip wanagsan baan u rajeenayaa gabdhaa soomaaliyeed hollywoodka dhakada uga bax inaadeer good luck

  7. madaale says:

    I gave you the tip, guys. and there is no even ‘thank you’

  8. Ayan Mohamed Awil says:

    Waa dokheede mxd subxanalah laa leedihiin
    All the best sxb rock the industry




Featured Video