Rasmi: Goos Gooska Dhameestiran Ee Filimka Secret Superstar Oo Lasoo Bandhigay (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah  loo soo bandhigay  goos gooska  dhameestiran ee  filimka  Secret Superstar  oo  hogaamiyaal ka yihiin  Zaira Wasim, Iyo Aamir Khan.

Secret Superstar  wuxuu  ku saabsan  yahay gabbar  yar oo 14  jir ah  Zaira Wasim oo  riyadeeda ah  sida ay heesa caan ah noqon doonto.

Wax  walbana  ayayna u  sameyn  doonto si ay  riyadeeda u  rumeyso  waxaana si  weyn u  caawin doono muusigiiste  Shakti Kumaarr  Aamir Khan.

WARAR DHEERAAD AH:

Aamir Khan filimka  Secret Superstar  hogaamiye kama aha waa  filim uu  muuqal  kooban ku  leeyahay waxaana filimka lagu  xayaysiinaaya  magaciisa  waxaana  kalsooni  lagu qabaa in doorkiisa  filimka  Secret Superstar  uu guul weyn  gaarsiin  doono.

Goos gooska laga  soo  bandhigay  filimka  Secret Superstar  waa  mid  xiiso leh  Aamir Khan muuqal  badan uu ku leeyahay  waxaa  kaloo  xiiso leh  hadalada uu ku  hadlaayo  sidoo  kale  Zaira Wasim ayaa  filimkaan mark kale kusoo bandhigi  doonto jiliin heer sare ka dib filimka Dangal

Filimka Secret Superstar waxaa director ka ah Advaid Chandan waxaana la daawan doona Diwali 2017.

Fadlan hoos ka daawo gooska gooska filimka dhameestiran ee filimka Secret Superstar adigaba ka heli doone.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video