Srk, Anushka, Iyo Imtiaz Ali Oo Ku Sugan Delhi Ayagoo Ku Xayaysiinaaya Filimkooda Jab Harry Met Sejal (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star  Shah Rukh Khan Iyo  Anushka  ayaa  todabaadkaan  si weyn  ugu  mashquulsan  xayaysiin u  sameynta filimkooda Jab Harry Met Sejal.

Srk Anushka Iyo Director Imtiaz Ali  ayaa  maanta  magaalada  Delhi ku  sugan  ayagoo  ku  xayaysiinaayaan  filimkooda Jab Harry Met Sejal  waxaana  sawiro  laga  soo  qaaday  Srk,  Anushka  Iyo Imtiaz Ali  oo  kulan ka  qaadanaaya saxaafada.

Jab Harry Met Sejal oo director ka yahay Imtiaz Ali waxaa la daawan doona 4 August oo ku beegan jimcadaan waa filim si weyn loo wada sugaayo oo xayaysiin weyn loo sameeyay.

Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Srk, Anusha, iyo Imtiaz.

WARAR DHEERAAD AH:

Anushka-Sharma--(3)

Anushka-Sharma--(4)

Sharukh-Khan-(2)

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. nahwe says:

    Waxan
    Umaley nayaa
    Ina raaci doono wadadii filmdii ka horey waayo
    Waxa lagu xeeseyo film kan maleh

  2. daa'uus says:

    asc wll goormaa filimkaan china laga daawan rabaa.su aashan dhowr goor ayaan idin weydiiyey ee wll iga soo jawaaba thanks.

  3. daa'uus says:

    wll shuruud noocee ayaa lahu xidhaa si china looga daawado mahadsanid wll.

    • Zakarie Abdi says:

      Kaliya waxay u baahan tahay inay shacab weynaha China soo dalbadaan kadib halkaas waa laga daawanaa marka hadii fariintiisa ay noqoto mid caalamka laga soo dhaweeyo waa qasab in reer China soo dalban doono daawashadiisa markaasna waa la saari doonaa.




Featured Video