King Of Bollywood Shah Rukh Khan Maxuu Kayiri Is Qaraabeysiga Bollywoodka Kadhexjira!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

inbadan ayuu soo noqday barnaamijkaan is qaraabeysiga ah wuxuuna noqday waqti xaadirkaan mowduuca loogu hadal badanyahay shirkadaan.

hadaba King Khan ayaa arinkaan wax laga weydiyay balse wuu diiday inuu fikirkiisa ka dhiibto arinka ah is qaraabeysiga asigoo sheegayba gabi ahaanba in uusan fahmin barnaamijkaan waxa uu yahay.

WARAR DHEERAAD AH:

“gabi ahaanba maba fahmin waxa uu yahay mowduucan is qaraabeysiga ah ee la hadal haayo, maxayse tahay waxa aan u fahmaayo waayo aniga waxaan ahay wiil kasoo jeeday reer Delhi waxaan imid Mumbai anigoo 25 jir ah, dadkoo dhaa wey ijeclaadeyn weyna i aqbaleyn waana mida aan heerka ku gaaray maanta.”

” Sidaa darted maba fahmin ba hadalka is qaraabeysiga ah ee aad wadaan, aniga ahaan caruurteyda Aryan, Suhana, Abraham iyo waliba xaaskeyag Gauri waxaan raba intaba inee is ticmaalan magacooda oo ay hormar kugaaran marnaba ma doonayo in aniga aan caawiyo ee ayaga inee meel iska soo bixiyaan ayaa rabaa mustaqbalkooda dambe.”

SRK ayaa sidaa yiri kuna yiri wargeyska IANS, xidigaan wuxuu cadeyay in asiga uusan fanka kusoo galin wax is qaraabeysi ah oo uu dadaalkiisa sidaan maanta kusoo gaaray iyo jaceyl oo uu dad weynaha caalamka ka keensaday.

dhanka shaqada King Khan waxaa bari oo jimco ah tiyaatarada si rasmi ah loogu saari doona filimkiisa Jab Harry Met Sejal kaaso ay la hogaamineyso Anushka Sharma halka uu Director ka yahay Imtiaz Ali.

 

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. khaalid cade says:

    isqarabeysi waxa jira ma’ahan waayo qof waliba waxuu sameyey in le’eg oo jcyla iyo in leag oo tageera ah ayuu hela marka aniga mawqif ahaan waa midkaas rayigeygu

  2. Cabdi maalik Gees cadde says:

    Waxa niiga codsanaya taariikhda reer koonfurta india

  3. Abu king khan says:

    away shekada film-ka king khan




Featured Video