Ranbir Kapoor Iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ranbir Kapoor waa hogaamiyaha dhalinta Hindiya sidoo kalena waa xidig loo xisaabiyo inuu mustaqbalka Super Star weyn noqon doono.

Ranbir Kapoor 10-kii sano ee ugu dambeesay awoodiisa Boxoffice-ka dhanka suuqyada caalamka siweyn ayay u baahday wuxuuna gaaray darajo aysan Super Stars waa weyn gaarin.

Ranbir wuxuu sameeyaa aflaanta daafaha caalamka laga soo dhaweeyo ee ah sheeko ahaan jaceyl iyo shactiro caqliyeesan isku jirto.

Fadlan hoos kaga bogo Ranbir Kapoor iyo 10-kiisa filim ee suuqyada caalamka lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen:

Xogta Sare Maxaan Ka Fahanay:

Ranbir Kapoor wuxuu heestaa labo filim oo darajada $10m gaareen waana darajo sareyso marka loo fiiriyo inuu 10-sano fanka Hindiya ku jiro.

Ranbir Kapoor 4-filim ayaa $5m ka badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen ee xidigaan sameeyay 10-kiisa filim ee lacagaha badan keeneyn xidigaana hogaamiye ka yahay.

WARAR DHEERAAD AH:

Ranbir Kapoor filimkiisa Jagga Jasoos shaxda sare laguma soo darin madaama uu weli tiyaatarada saaran yahay balse qiyaas ahaan $3m ayuu keeni doonaa sidaasna 10-kiisa filim ee suuqyada caalamka ugu lacagta badan ayuu ka mid noqon doonaa.

Atoorayaasha Xiligaan Boxoffice-ka Awooda Ku Leh Iyo Filimadooda Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyeen:

Hadii aadan Aqrisan Hrithik Roshan iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Aamir Kh

Hadii aadan Aqrisan SRK iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Aamir Khan iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Salman Khan iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Akshay Kumar iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Hadii aadan Aqrisan Ajay Devgn iyo 10-kiisa Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen Fadlan RIIX HALKAAN

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. anisa bintu Ali says:

    wallo filmka jagga jasoos xaguu Ku dambeeyey muxuse noqdy xaga qiimynta

  2. khaalid cade says:

    cadi mahan rk waa jilaa shashada wacadaro xoogan ka dhiga dhamantayo filimadiisa waana wada jecel nahay guuuuul rk filimadisa kama xiiso dhigo khastan filimka bachna ae heseeno




Featured Video