Vidyut Jammwal Ficilkiisa Waalida ah Filimka Junglee Qof Sameyn Karo Ma Jiro (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atooraha looga haray sameynta filimada Action-ka iyo ficilada 100% halista ah Vidyut Jammwal ayaa markaan baraha bulshada qabsaday.

Vidyut Jammwal wuxuu soo bandhigay tababar gaar ah oo uu sameenayo xili uu filimkiisa Action-ka ah Junglee duubistuusa ku guda jiray.

Vidyut Jammwal wuxuu Pus Up ku sameenayaa afar dhalo oo uu gacmaha iyo luqadaha saaranayo kadibna ficil waali ah sameyntiisa ayuu ku dhaqaaqaa.

Waxaa looga digay qof walbo oo caadi ah inuusan isku dayin ficilka caqliga ka baxsan ee Vidyut Jammwal sameenayo markalena cadeeyay inuu yahay hogaamiyaha dhanka Action-ka Bollywood-ka.

WARAR DHEERAAD AH:

Fadlan hoos ka daawo Video-gaan lala yaaban iyo Vidyut Jammwal oo dadka fajac ku riday:

#BeJunglee – Break Your Own Barriers #Junglee @jungleepictures

A post shared by Vidyut Jammwal (@mevidyutjammwal) on

Filimka Junglee waa Action iyo socdaalka duurka wuxuuna ku saabsan yahay nin awood badan oo duurka ku nool iyo xiriirka ka dhaxeeyo maroodiyaasha sidoo kalena ka hortago ugaarsiga lagu haayo faanta maroodiyaasha waxaana la daawan doonaa xagaaga dambe 2018.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. HaMze ZizoU says:

    inapa caadi maahan isbra dheh ciyaalka ay dhaleen xidiga bollywoodka ee aan lahayn wax talent ah ee keliga ku joogaa magaca waalidkood uun

  2. Abdikarim ShapeeL says:

    Caadi Ma ahan Action-kani
    Wuxuu U Quus Gooyay Ciyaalkii isu yaqaanay aabaHa actions-ka




Featured Video