Arbaaz Khan Oo Maanta U Dabaal Dagay Sanad Guuradiisa 50-aad Iyo Malaika Oo Usoo Hambalyeesay (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Jilaaga caanka ah ee Bollywood-ka ka tirsan Arbaaz Khan ayaa maanta u dabaal dagay sanad guuradiisa 50-aad asigoo dhashay 4-tii August 1967.

Si la yaab leh Arbaaz Khan sanad guuradiisa waxaa ugu soo hambaleeyay xaaskii hore Malaika Arora oo ay sanadkaan gudihiisa si rasmi ah u kala tageen.

WARAR DHEERAAD AH:

Malaika ayaa maanta sawiro soo dhigtay baraha bulshada waxayna soo raacsiisay “Dhalasho wacan Arbaaz, marwalbo farxad ayaan kuu rajeynaa”

Arbaaz Khan wuxuu Malaika Arora guursaday sanadii 1998 waxaana u joogo lamaanahan is fureen wiil lagu magacaabo Arhaan kaasi oo dhashay 9-kii November 2002.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video