Filimka Krishna Iyo Sida Uu Ku Guuleestay Dhanka Boxoffice-ka

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Krishna waa filim sanadii 1996 soo baxay sidoo kalena waa mid ka mid ah aflaanta dhanka Action-ka ugu caansan oo ay Bollywood-ka 90-maadkii sameeyeen.

Suniel Shetty iyo Karishma Kapoor filimkooda sida uu Average ku noqday ama filim guuleestay fadlan hoos kaga bogo xogtana waxaan kasoo xiganay shabakada Boxoffice India sidoo kalena horey waxaan idin kula wadaagnay xaqiiqooyin u gaar a filimkaan:

Lacagaha   lagu qarash gareeyay – 6.25 crore

Lacagaha  nadiifka uu Keenay – 9.03 crore

Lacagtaan  hadii maanta lagu jaan gooyo – 92.54 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha  guud ee canshuurta ka hor – 15.36 crore

Tirada  guud ee tikit u goosatay – 9-Milyan 992,000

Lacagaha  kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen – Xogtaas ma heli karno

Saami  ahaan kooxda cajaladaha qeybiyeen lacagaha ay ka heleen – 4.74 crore

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 51%

Natiijadiisa – AVERAGE

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video