Hrirthik Roshan Oo Nasiib U Wacan U Rajeeyay Filimka JHMS Iyo SRK Oo Usoo Jawaab Celiyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ma jirto xifaaltan gaar ah oo ka dhaxeeyo labada Super Star Hrithik Roshan iyo Shah Rukh Khan inkastoo filimadoodii Kaabil iyo Raees bilawgii sanadkaan tiyaatarada la wada saaray.

Hrithik Roshan ayaa nasiib u wacan kooxda filimka Jab Harry Met Sejal oo filimkooda maanta tiyaatarada la saaray wuxuuna HR barta twitter-ka kusoo qoray “Qaaligeyga SRK, Anushka Sharma iyo Director-ka dabiiciga ah Imtiaz, dhamaan waxaan idiin rajeynaa nasiib wacan iyo daawasho wanaagsan filimkiina Jab Harry Met Sejal oo hada tiyaaarada saaran”

WARAR DHEERAAD AH:

SRK ayaa isla barta Twitter-ka ugu soo jawaab celiyay SRK wuxuuna ku yiri “Mahad sanid in badan Baby, Waan ku jeclahay”

Capture1

Sidoo kalena shabakada Filimside nasiib wacan ayay u rajeynee SRK iyo kooxdiisa filimka Jab Harry Met Sejal oo maanta tiyaatarada gudaha Hindiya la saaray.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video