Kareena Kapoor Iyo 10-keeda Filim Ee Lacagaha Ugu Badan Suuqyada Caalamka Kasoo Xareeyeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan horey in badan kasoo hadalnay atoorayaasha xiligaan Bollywood-ka awooda ku leh iyo mid walbo filimadiisa suuqyada caalamka ganacsiga xoogan ka sameeyeen.

Maantana waxaan bilaabi doonaa inaan diirada saari doono atirishooyinka xiligaan Bollywood-ka awooda ku leh iyo mid walbo 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen.

Waxaan diirada saari doonaa Kareena Kapoor Khan iyo 10-keeda filim ee daafaha caalamka lacagaha ugu badan kasoo xareeyeen madaama xidigtaan ay sameesay aflaan suuqyada caalamka Blockbusters waa weyn ka noqdeen 17-sano ee ugu dambeesay.

Fadlan hoos kaga bogo Kareena Kapoor iyo 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen sida shabakada Boxoffice India ku diiwaan gashay:

WARAR DHEERAAD AH:

Xogta Sare Maxaan Ka Fahanay:

Kareena Kapoor waxay heesataa hal filim $25M ka badan suuqyada caalamka kasoo xareeyay sida sare ku xusan

Kareena 3-filim ayaa $10m ka badan usoo xareeyeen 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen.

Sidoo kale Kareena 6-filim oo ay iska leedahay ayaa $5m ka badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen 10-keeda filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen daafaha caalamka.

La Soco Katrina Kaif iyo 10-keeda Filim Suuqyada Caalamka Lacagaha Ugu Badan Kasoo Xareeyeen

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. nabadoon says:

    ranpir mise kareena iska saxa

  2. Ayaan muuse says:

    thanks filmside

    • Farhan khan says:

      Ayan adigo raaliya link aad malin dhexdaas soo qortay oo laga daawado aflaanta hindiga maku soo celin kartaa dabcan wxd ka daawatay filimki MUM

  3. Bebo says:

    Queen Bebo ❤❤




Featured Video