Ranbir Kapoor Oo Murqo Dheeraad Ah Lasoo Baxay Filimka Sanjay Dutt Noloshiisa Looga Hadlaayo

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ranbir Kapoor ayaa lasoo baxay muqro dheeraad ah wuxuuna meel iska dhigay wajigii jil jileeca ee lagu yaqiinay si uu kaga run sheego doorka filimkiisa nolosha Sanjay Dutt looga hadlaayo.

Filimkan Rajkumar Hirani Director ka yahay waxaa la daawan doonaa 30-ka Maarso 2018 waana filim oo qof walbo rabo inuu arko qaabka fariin ahaan loo dhigay nolosha Sanjay Dutt.

WARAR DHEERAAD AH:

Ranbir ayaa ku guuleestay inuu filimkaan sameyntiisa marba waji isku yeelo asigoo isku eekeysiinayo waji ahaan marxaladihii ugu muhiimsanaa ee Sanjay Dutt soo maray.

Ranbir Kapoor’s New Beefed Up Look From Sanjay Dutt Biopic is Beyond Imagination

Ranbir ayaa sheegay filimkaan inuu yahay midkii ugu dhibkaa badnaa ee uu sameeyo 10-ka sano fanka Hindiya ku jiro wuxuuna kalsooni weyn ku qabaa in daawadayaasha ka heli doonaan bandhigiisa.

Filimkaan aan weli wax magac loo bixinin Manisha Koirala waxay ku jileysaa Ranbir hooyadiis ama doorka Nargis halka Paresh Rawal ku jilaayo Ranbir aabihiis ama doorka Sunil Dutt sidoo kalena waxaa doorar muhiim ah ku leh filimkaan Dia Mirza, Sonam Kapoor, Anushka Sharma iyo Vicky Kaushal.

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Ayaan muuse says:

    wow cajiib i like the man

  2. aas says:

    gaalak maad ka heshay walaal

  3. khaalid cade says:

    rk guul filimkaan waan sugu la,ahay acain hero sanjay dutt ayaa iska leh

  4. Abdikafi says:

    waaaw rk guul wiji cusub ayan
    Kasugena waanba dharararaya filimka




Featured Video