Salman Khan Oo Maanta Maxkamada Jodhpur Hortagi Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan ayaa maanta hortagi doono maxkamada Jodhpur ku taalo si uu u dhageesto dacwada loo heesto oo ku aadan inuu hada ka hor hub sharci aan ciyeesneyn halkaas lasoo galay.

18-kii Janaayo 2017 ayuu Salman ka bad baaday in kiiskan uu xabsi u galo markaas oo ay maxkamada sare rafcaan kusii deesay.

WARAR DHEERAAD AH:

Balse maamulka Jodhpur ayaa Salman Khan u yeereen si loo dhageesto hadaladiisa ku aadan kiiskaan kana marqaati kici doono inuu wax dambi ah galin ama eedeynta loo heesto.

Salman Khan waxaa lagu heestaa qoriga ugaarta oo aan sharciyeesneyn inuu lasoo galay Jodhpur sanadii 1998 xiligaas oo uu ugaarta deerta sii dabar go’eyso toogasho ku dilay.

Salman Khan ayaa marar badan ku cel celiyay inuusan wax qalad ah galin waxaana la rajeynaa in maanta kiiskan lasoo idleyn doono ama dhinac u dhici doono.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video