47 Jilaaa Oo Bollywood-ka ka Tirsan Iyo Magacyadooda Dhabta Ah Qeybta 2-aad (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hordhac

Jilaayaasha   oo  Bollywood-ka  ka  tirsan  waa  kuwa  ugu  caansan  gudaha  Hinidya  magacoodana  ku  baahay daafaha  caalamka.

Laakiin  Jilaayaasha  Bollywood-ka  Badi magacyada   ay  caanka  ku  yihiin  ma  aha magacooda  dhabta  ee  waa  magac  kalii  nasiibkooda  noqday  ama  caan  ay  ku  noqdeen.

Haddaba  ogtahay  47  jilaaa oo Bollywood-ka  ka  tirsan  iyo magacyadooda  dhabta  ayagoo  jilaayaashaas  caan  ku  noqday  magacyada  loogu  bartay  shaashada.

Waxaana  maqaalkaan  kusoo  qaadan  doona  jilaayaasha  hori  iyo  kuwa hada  magacyadooda  dhabta ah fadlan hoos kaga bogo qeybta labaad ee maqaalkeena.

13) Shahid Kapoor – sidoo kale waxaa lagu yaqaana Shahid Khattar

14) Sunny Deol – Ajay Singh Deol 

15) Saif Ali Khan – Sajid Ali Khan

 

16) Bobby Deol – Vijay Singh Deol 

17) Mithun Chakraborty – Gouranga Chakraborty

WARAR DHEERAAD AH:

18) Rekha – Gemini Ganesan

19) Ajay Devgn – Vishal Devgn

20) Sanjeev Kumar – Haribhai Jarivala

21) Kamal Haasan – Alwarpettai Aandavar

22) Sunny Leone – Karanjit Kaur Vohra

23) Jeetendra – Ravi Kapoor 

24) Sridevi – Shree Amma Yanger Ayyapan

Lasoco Qeybta Labaad  Ee Maqaalkeena 47 Jilaaa Oo Bollywood-ka ka Tirsan Iyo Magacyadooda Dhabta Ah

Hadaa Aqrisanin Qeybta Koowaad Ee Maqaalkeen Fadlan Riix Halkaan

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video