Salman, Karishma, Prabhas, Iyo Shraddha Oo Airport-ka Mumbai Sawiro Looga Qaaday (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa Airport-ka  maanta  sawiro soo  jiidasho  looga  qaaday  4 jilaa oo caan ah  kuwaas oo la  wareegeen  hadal heynta  Airport-ka  magaalada Mumbai.

Salman Khan oo tobaadkii hore Mumbai kusoo laabtay ayaa dib ugu laaban doona Abu Dubai asigoo bilaabi doona jadwalkiisa ugu weynaa ee filimka Tiger Zinda Hai oo ah jadwal 45 maal mood.

Karishma Kapoor.  ayaa  sidoo  kale Airport-ka  sawir  looga  qaaday waxaana la sheegay  in atariishadaan kasii baxaysay  Airport-ka Mumbai.

WARAR DHEERAAD AH:

Prabhas  ayaa  ka mid ah  jilaayaasha  Airport-ka  lagu  arkay  asigoo  Mumbai  ka bilaabi  doona  duubista  filimkiisa xiga ee  Saaho oo  sanadka  danbe  la  daawan  doono.

Shraddha Kapoor oo ku  mashquulsan  xayaysiinta  filimkeeda   Haseena: The Queen Of Mumbai ayaa Aiprort-ka sawiro looga qaaday waxaana la socday walaalkeeda Siddhant Kapoor.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video