Shah Rukh Khan Iyo Anushka Sharma Oo U Dabaal Dagaaya Daawashada Filimkooda Jab Harry Met Sejal

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

King Khan Shah Rukh Khan Iyo  atiriishada soo  jiidashada badan Anushka Sharma ayaa shalay tiyaatarada loo saaray  filimkooda  Jab Harry Met Sejal.

Filimka  Jab Harry Met Sejal  waa  filim jaceyl  ah oo director  ka  yahay  Imtiaz Ali  sidoo kale  waa  filimka seddaxaad  ee wada  sameeyeen  SRK iyo Anushka ka  dib filimada  Rab Ne Badan Di Jodi Iyo Jab Tak Hai Jaan.

Imtiaz-Ali-Anushka-Sharma-Sharukh-Khan--(2)

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba  kooxda  filimka  Jab Harry Met Sejal  ayaa  xaflad dhigtay ayagoo u dabaal dagaaya daawashada filimkooda  oo  shalay  tiyaarada  la saaray.

Waxaana  xafladaan  loogu  tala  galay  qaab  xayaysiin u a h filimka  waxaana kasoo qeyb dad fara badan waxaana dad caanka  kasoo  qeyb galay ka  mid ah  Evelyn Sharma,  Anand L Rai iyo Varun Sharma.

teaser

Dhinaca  kale  Srk  filimkiisa xiga waa filimka uu  cilinka  ku  matalaayo sidoo kalena  director ka yahay   Anand L Rai  waxaa  la jili  doona Anushka Sharma Iyo Katrina Kaif  waxaana  la daawan doona dhamaadka sanadka danbe.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video