Top 10: Jab Harry Met Sejal Oo Kaalinta 4-aad Ka Galay 10-ka Filim Maalinta 1-aad Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

SRK filimkiisa Jab Harry Met Sejal ayaa kaalinta 4-aad ka galay 10-ka filim ee maalinta kowaad sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyeen.

Sanadkaan waa mid niyad jabkiisa wato kaliya Baahubali 2 ayaa sameeyay ganacsi baahsan oo min tuulo ilaa magaalo dadka tiyaatarada ku leh macaash xoogan ka heleen.

Kaliya labo filim oo Hindi ah ama Bollywood ah ayaa maalinta kowaad 20 Crore soo xareeyeen waana Tubelight iyo Raees dhamaan inta kale ganacsi niyad jab ka muuqdo ayay sameeyeen sanadkaan.

7-bilood ee ugu dambeesay SRK labo filim ayuu la yimid halka Salman Khan, Akshay Kumar iyo Hrithik Roshan min filim la imaadeen waa arin wanaagsan in Big Stars-ka aflaantooda badan yihiin laakiin waxaa niyad jab ah in aflaantooda ganacsi ahaan guul weyn aysan gaarin sanadkaan.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan maalinta kowaad soo xareeyeen sanadkaan 2017 sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:

1. Bahubali 2 – The Conclusion – 40.73 Crore

 

2. Tubelight – 20.55 Crore

 

3. RaeesĀ – 20.29 Crore

 

WARAR DHEERAAD AH:

4. Jab Harry Met Sejal – 15.50 Crore (Qiyaas ahaan)

 

5. Jolly LLB 2 – 12.06 Crore

 

6. Badrinath Ki Dulhania – 11.68 Crore

 

7. Half Girlfriend – 9.27 Crore

 

8. Jagga Jasoss – 8.21 Crore

 

9. Kaabil – 8.02 Crore

 

10. Munna MichealĀ – 6.62 Crore

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. abdihakin says:

    Sxb film kan meeqa aya lagu qarsh gareyy




Featured Video