Aishwarya Iyo Abhishek Oo Allahabad Kasoo Laabteen Kadib Markii Dambasta Aabaheed Ay Wabiga Raacsiiyeen (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Afar bilood ka hor ayuu atirishada caanka ah Aishwarya Rai Bachchan aabaheed geeriyooday, waxayna xidigtaan ku jirtay bilooyinkaas xaalad murugo ah.

Krishna Raj Rai meedkiisii markii la gubay kadib dambastiisa meel ayaa la dhigay haatana Aishwarya Rai Bachchan iyo seygeeda Abhishek Bachchan ayaa raacsiiyeen wabiga ku yaalo Allahabad.

2

WARAR DHEERAAD AH:

Aishwarya sidoo kale waxaa safarkii Allahabad ku wehliyeen hooyadeed Vrinda Rai iyo gabadheeda Aaradhya Bachchan haatana qoyskaan dib ayay ugu soo laabteen Mumbai kadib markii dambasta Krishna Raj wabiga la raacsiiyay.

4

Krishna Raj dambaskiisa waxaa la raacsiiyay wabiga caanka ah Ganges wuxuuna geeriyooday 18-kii Maar 2017 kadib markii uu ku guul dareestay inuu kasoo kabto xanuunka Cancer-ka oo mudo haayay.

8

yogen-shah

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Joseph says:

    Asc
    website ka waxa ko codsanaynaa
    inwax laga badalo qaabka aad wax uturjuntaan
    iminka waxaad tidhaahdeen wuxu dhintay
    18maarso2017 markuu kuguuldareystay
    in uu ka soo kabto cudurka cacerka.
    ;كل نفسى ذائقة موت
    si diinta waafaqsan wax usoo tur juma

  2. Abdikhadir says:

    Waxan niga codsanaya inad dhaqsi wax uso dawacdaan waayo sawiran tan mar hore ayan arkay wadna mahad San tihiin

  3. zaki boy sudaan sare says:

    waxaan wepsaite ka codsanyaa in vidio la badiyo




Featured Video