Ajay Devgn Oo Ficil Halis Ah Filimka Baadshaho Kusoo Bandhigi Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Ajay Devgn mudo 26-sano ayuu fanka Hindiya ka tirsan hadana waa jilaa ficilada halista ah si toos ah u sameeyo mana dhacdo in Ajay qof kale u sameeyo Action-mada halista lagala kulmi karo.

Ajay Devgn ayaa halis weyn markaan u bareeray waana ficil uu kusoo bandhigaayo filimka Baadshaho oo la daawan doono 1-da bisha September ee nagu soo fool leh.

Ajay ayaa sameeyay Action ama ficil halis weyn ka imaan kartay madaama uu tareen xawaare sare ku socdo qabihiisa hoose jiifto kadibna dhulka u daadago weliba qeybo ka mid ah lugihiisa dhulka ayuu taabsiinaa asigoo si raaricinaayo sidoo kalena kaamirada si toos ah u fiiranayo!

WARAR DHEERAAD AH:

Ramazan Bulut oo ah Jarmal sameeyo ficilada halista ah ayaa ficilkaan diyaariyay wuuna la yaabay halista weyn ee uu Ajay Devgn u bareeyay.

Ramazan Bulut oo horey u diyaariya ficilada ama Action-mada ku jiraan filimada Hollywood-ka ah Rush iyo Inferno ayaa sheegay inuusan marnaba ku fikirin inuu jiri karo jilaa nafsadiisa halis u galin karo shaqo filim!

Filimka Baadshao Ajay Devgn waxaa la jilayaan Emraan Hashmi, Vidyut Jamwal, Ileana D’Cruiz iyo Esha Gupta wana filim Action ah oo ku saabsan koox dhaceyso keedka dahabka Hindiya ugu weyn.

Fikradaha Akhristayaasha (9)

  1. ajay says:

    that is why i am a big fan of AJAY Sir inshaa allah waxaan rajaynaya in u noqdo ATBB

  2. maxamed says:

    Ajay devgan waa actorka ugu haysta xaga actionka acterada hibdiya oo dhan waana actor ka soo dhalaali karo hawlkasta guul devgan

  3. Akshay kumar says:

    sheekada kaftan ayaad ka dhigteen ajay devgan yaa idin dhahay waa actarka kaliya ficilada halista sameyo waxaad iloowden king action akshay kumar inuu yahay ajay devgan waxuu kudaysadaa akshay kumar weligiisa neh magaraayo akshay markuu sameeyo filin shactaro asiga neh wuu sameyaa haduu sameeyo filimada kale ajay neh waxuu uskudayaa inuu sameeyo marka ajay cagaha dhulka kuhaay dheh akshay kumar magaari kartit

  4. xaashi says:

    kkkkkkkk asxabeey ajay devgn waa ninka actionka ugu horeyay labo moto lugaha kala sartay balse ma didani ajay iyo akshay in ugu hestan actionka hadii la sii kala saro ajay qatar ku si ah run ahanti dadka qubarada hindi hala wediyo shivaay actionka ku jiray xata hollywood ka ma sameen waligood iska hadalka iska daaya

  5. Akshay kumar says:

    kkkk walaahi waan qoslay kan neh ku qosla waan idin baryaa war shivaay waa filin asal ahaan copy ah hoolywood ayuu kasoo copygareeyay marka sxb 20 sano ayaan hindi daawanayaa filimaanta ajay iyo akshay liima sheegaayo king action waa akshay kumar waxaa kuxigaa suny deol ajay filimaantisa waa coppy sida singham shivaay iyo afaam badan aan caan eheen marka sxb waxaad aqoon ulaheen bulshada hasoo dhaxdhigin iska huwi markaad wax bushada lawadaageesid

  6. xaashi says:

    waxan ku shega ajay iyo akshay kalama liidan balse markasto qofka tageerto ku fican balse sida qof imtixaan qada u hadal isku firi lawadoda mida kale shivaay sida loo sameyay iyo shekeada filmka ma ahan mid hollyoowdka ka imatay xoga waa is shabahan balse balse actionka shivaay film ku jiro mad i tusin karta war lama rabee
    iska hadal maad u hatlesa bro

  7. xaashi says:

    wan ku ogalahay xata hada akshay qatar yahay balse i sheeg filmka sivaay copy ah actionka shivaay o kale leh xata film walbo holyywoodka xata ka soraadi

  8. jaamac says:

    atooraha ugu actionka wcan hindiya haloo codeeyo ani ahan hrithik roshan




Featured Video