Mubarakan Todobaadkiisa Kowaad Ganacsi Fiican Ayuu Suuqyada Caalamka Ka Sameeyay Iyo 10-ka Ugu Sareeyaan Sanadkaan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Mubarakan oo ay wada jileen Arjun Kapoor, Anil Kapoor, Athiya Shetty iyo Ileana D’Cruiz ayaa ganacsi wacan ka sameeyay suuqyada caalamka todobaadkiisa kowaad.

Waxaa la yaab noqotay in Mubarakan $1.25 million uu suuqyada caalamka ka keenay sedexdiisa maalmood ee ugu horeesay laakiin 4-ta maalmood ee kale marka uu ku darsaday wuxuu gaaray ganacsigiisa $2.10 million wuxuuna sameeyay sare u kac 70% waana arin filimada Hindiga ah aysan sameynin!

Mubarakan ganacsiga ugu wacan wuxuu ka sameeyay Gulf-ka ama Khaleej-ka wuxuuna keenay $800,000 sidoo kalena $1m ayuu halkaas ka keeni karaa.

Fadlan hoos kaga bogo filimada sanadkaan 2017 todobaadka kowaad lacagaha ugu badan suuqyada caalamka kasoo xareeyeen (The top ten first week grossers in Overseas in 2017):

1. Raees – $9,550,000

 

2. Bahubali – The Conclusion – $7,170,000

 

3. Tubelight – $5,950,000

 

4. Badrinath Ki Dulhania – $3,640,000

 

WARAR DHEERAAD AH:

5. Jolly LLB 2 – $3,400,000

 

6. Kaabil – $3,220,000

 

7. Mubarakan – $2,100,000

 

8. Jagga Jasoos – $2,000,000

 

9. Half Girlfriend – $1,810,000

 

10. Phillauri – $1,500,000

F.G: Xogtaan Shabakada Boxoffice India Ayaa Soo Daabacday Kaliya Waan Soo Xiganay……

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Waaya Arag says:

    Asc Bahda Filimside Salaan Kadib Waxaa Idiinka Codsan Lahaa Inaa Wepka Saan U Dhaantaan Waayo Shabakada Sidii Aan Ku Aqaanay Ma’ahan Plz Sidaan Wax Halaga Badalo Idiinkama Heeno Barnamijyadii Aad Hormarkaan Aad Ku Gaarteen Iskaba Daa Inaa Soo Kordhisaan Barnaamijyo Kale Oo Tayo Leh Hadaadan Saan Iska Badalin jiritaanka Shabakadaan Ayaa Meesha Ka Bixi Karto Macaamiishiinana Oo Aad Niyad jabisaan Ma’ahan Mid Fs Ka Dhigi Karo Wep Horay Usocod Sameen Karo Waxaan Rajeenaya Inaad Aqbashaan Ra’yigeeyga Yaana La’ii Fahmin Inaa Caqabad Idiinku ahay Ee Waayo Dhiiro Galinta Iyo Dhaliishu Waa Wax Dunida Ka jiro Waxaan Rajeenayaa Inaad Bilaawdaan Barnaamiyadii Nolosha jilaayaasha Mo Ogtahay Weeydiin Iyo Warcelin Iyo Gabi ahaan Kuwii Aan Idiinku Baranay Iyo Kuwa Kaloo Inagu Cusub ayaan Idiinkaga Fadhinaa Iyo Naqshada Inaa Iska Badashaan Waa Naqshad Nuqsi ah Oo Hormarkiina Hoos Usii Dhigay Waana Mahadsantiihiin




Featured Video