Sawiro U Gaar Ah Filimka Weyn Ee Hum Aapke Hain Koun Oo Shalay Jirsaday 23 Sano!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Filimka Hum Aapke Hai Koun waa filim weyn kaaso la daawaday sanadkii 1994 waana Blockbusterka 1994 ilaa iyo hada ugu weyn.

Filimkaan waxaa hogaamiyaal ka ah Salman Khan iyo Madhuri Dixit waana filim taariikhi ah maadama xiligiisi wuu sameyay iskooro aan loo dhowaan karin asigoo cagta wada mariyay dhamaan iskooradii horey filimada Bollywoodka ugu yiilay.

hadaba filimkaan ayaa shalay oo taariikhda ay ku beegneyd 5 Aug jirsaday 23 sano maadama tiyaatarada la saaray 5 Aug 1994 sidaa awged waxaa lasoo bandhigay sawiro badan kuwaaso u gaar ah filimkaan.

qaar kamid ah sawirada filimkaan ee aan soo xiganay halkaan hoose ka daawo

 

 

WARAR DHEERAAD AH:

 

 

 

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video