Shraddha Kapoor ” Xaqiiqdii Ma Garanaayo Hadii Dadka Ay Shaqadeyda Wax Xun Ka Sheegeyn”

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Shraddha Kapoor waa mid kamid ah atariishoyinka ugu firfircoon dhanka jiliinka ee waqtigaan jira, sido kale xidigtaan filimkeedii Aashiqui2 ayee magac weyn ku yeelatay kaaso Blockbuster u noqday.

shraddha ayaa wareysi bixisay xili laga weydiyay qaab jiliinkeeda iyo sidee dadka u hadal hayaan ayadoo hadleesa atariishada filimka Haseena Parkar waxay tiri,

WARAR DHEERAAD AH:

“Xaqiiqdii uma maleynaayo inee dadka shaqadeyda wax xun kasheegan, sababto ah waxaan marwalba aaminsanahay inee aad ii wanaajiyan sido kalena hadeeba shaqadeyda iyo nolosheydaba ay wax kashegayan kaliya ay ka sheegan wax fiican qaasatan markee aniga ila kulmaan oo horteyda igu amaanan.”

Shraddha Filimadeydii ugu dambeyay sida Ok Jaanu iyo Rock On 2 Box-officeka ganacsi fiican kama sameynin sidaa awged waxaa lagu kalsoonyahay filimkeeda xiga ee Haseena Parkar inuu awood weyn ku yeelan doono Box-officeka.

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video