Varun Dhawan Iyo Shoojit Sarcar Filimkooda October Iyo Xiliga La Daawan Doono

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hori waxaa loo  xaqiijiyay in  Varun Dhawan  uu  sameyn  doono  filimka  October  director  ka  noqan  doono  filim sameeye   Shoojit Sarcar  oo   filimo  fariin  waaqici  ah  la  imaado.

Haddab kooxda filimka October oo ugu horeeyo Shoojit Sarcar iyo Varun Dhawan ayaaa shaaca ka qaaday xiliga la daawan doono filimkooda’.

WARAR DHEERAAD AH:

Shoojit  Sarcar  iyo  Varun  Dhawan  ayaa  baraha  bulshada  kusoo  shaaciyay in filimkooda October la daawan doono  sanadka  danbe  gaar  ahaan 1 June, 2018.

Director Shoojit Sircar hori wuxuu u sameeyay filimada sheeko ahaan sida weyn looga wada helay ee Madras Cafe,  Vicky Donor,  Piku  iyo  Pink.

Filimka  October  wili  laguma  dhawaaqin atiriishada  Varun Dhawan  la  sameyn  doonto  waxaana maal mahaan la heeyay  in  Varun Dhawan  filimkaan  la  sameyn  doonto  Deepika  Paadukone  laakiin  wili  warbaxintaan si rasmi ah  shaaca  loogama  qaadin.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video