Wow: Atariishada Anushka Sharma Oo Markaan Dooneysa Inee Filim U Maal Galiso Shah Rukh Khan!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Anushka Sharma waa mid kamid ah xidigaha jilaa nimo iyo aflaam oo la maalgaliyaba isku darsadeen, xidigtaan ayaa horey u maal galisay aflaam dhowr ah ayadoona gashay liiska atariishoyinka aflaamta maal galiyaan.

sida wararka sheegayan Anushka iyo walalkeed  Karnesh Sharma kaaso shirkada Anushak ee aflaamta galisa wax kaleh dhankiisa ayaa qorsheeynayaan inee maal galiyaam aflaamta xidigaha ugu darajada sareya uguna waaweyn Bollywoodka.

WARAR DHEERAAD AH:

Anushka oo kahadleesa arinkaa waxay tiri,”waxaa jira waqtiya fara badan oo aan aniga walalkey aan kahadlnay inaa Shah Rukh Khan Filim u maal galino, farxad iima dhina in SRK filim aan maal galiyay uu atoore ka noqdo.”

“waan ogahay in uusan iga diideynin xataa hadii aan u bandhigo door kamid ah filim aan doorkiisa ugu weyn qof kale u dhiibay waayo hore wuxuu usameyay Dear Zindagi kaaso Alia Bhatt ay ahed hogaamiyaha guud ee filimka sida awged waxaan jeclaan lahaa in sanad walba SRK aan u sameyo ugu yaraan hal filim.”

SRK wuu ka jawaabay arinkaa wuxuuna yiri asigoo hadlaaya,” wax walboo aad doonto iidhiib waan sameynayaa.”

dhanka shaqada Anushka waxaa tiyaatarada usaaran filimkeeda Jab Harry Met Sejal kaaso ah filim jacel ah uuna la hogaaminayo saaxiibkeda SRK sido kalena uu Director ka yahay Imtiaz Ali.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video