Yaab Badanaa: Filimsameye Imtiaz Ali Madaxiisa Maba Dhaqo Xata Timahiisa Shampoo Kuma Dhaqo!!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

 

Directorka Filimka Jab Harry Met Sejal ee Imtiaz Ali kaaso looga bartay inuu sameyo aflaam jaceyl ah kuwaaso dadka dareensiyaan jaceylka iyo waxa uu yahay ayaa lashegay in Filimsameyahan gabi ahaanba uusan dhaqin timaha dhaadheer ee uu leeyahay.

mar lagu casuumay xidigaan wareysi qaas ah ayaa suaalihii la weydinayey waxaa kamid ahaa goorta uu jari doono ama iska gaagaabin doono timahiisa maadama ay aad ugu bateen.

WARAR DHEERAAD AH:

Anushka Sharma oo dhinaciisa fadhiday ayaa ku tiri qofkii Imtiaz Suaalaha weydinayey ” suaashas inta aadan Imtiaz weydinin bal ugu horeyn waxaad weydiisa goortii ugu dambesay ee uu timahiisa dhaqay ama goorta xigta ee uu dhaqi doono sababto ah wuxu marwalba dhahaa ma dhaqo timaheyga mana is ticmaalo shampoo dadka madaxa Shampoo kudhaqdaana wuxuu kutilmaama dad cajiib ah.”

hadaba hadalkaas wuu ka jawaabay Filimsameye Imtiaz maadama Anushka kashifaad weyn ku sameysay Filimsameyahan wuxuuna yiri asigoo hadlaaya,” arinta ah in aanan dhaqinba gabi ahaan madaxeyga, ugu horeyn maxuu yahay madaxa la dhaqaayo bal iishega”

“mida kale aniga maba isticmaalo Shampoo, waxaana qorsheynaayey inaan is ka jaro timaha balse xoogaa uun aan gaabiyo wayo aniga waligeyba waxaan jeclaa inee timaheyga ii badnaadaan marwalba.”

 

dhanka shaqada Imtiaz waxaa tiyaatarada usaaran filimkiisa Jab Harry Met Sejal kaaso ay wada hogaaminayan SRK iyo Anushka Sharma waana filim la filaayo inuu Box-officeka guul weyn ka gaaro inkastoo uu heysta kaliya 4 maalmod maadama jimcada nagu so foodleh tiyaatarada la saari doono filimka Akki ee Toilet: Ek Prem Katha.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video