Akshay Kumar Maanta Muxuu Sameeyay Xili Qof Dumar Ah U Ooysay Inuu Selfie La Galo (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star  Akshay Kumar  waa  jilaa  caan ah  oo  Bollywood  ka tirsan ku  dhawaad 25 sano sidoo kale waa jilaa taageero fara badan ku  leh gudaha  Hindiya  iyo  daafaha caalamka.

Akshay Kumar oo todabaadkaan ku mashquulsan xayaysiin u sameynta filimkiisa Toilet:  Ek Prem Katha ayaa maanta waxaa laga duubay muuqaal si weyn loo daawaday.

Muuqalka ayaa ah  Akshay oo  dhaxda kaga  jiro  taageerayaal  fara  badan  laakiin  mid  ka mid ah  taagerayaashaas oo dumar  ayaa  Akki  kusoo  boodaysa waxayna ka tuuge in uu Selfie  la galo xili jilaagaan laga celinaayay dadka faraha  badan ee  goobta  joogaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Ka dib Akshay ayaa ilaalada ka celiyay ka dib riyadeeda ayuu u rumeeyay sawiro ayaana laga qaaday xili iska ilmeynaysay.

Dhinaca kale Akshay Kumar jimcadaan waxaa tiyaararada loo saari doona filimka Toilet Ek Prem Katha waxaana la wado Bhumi Pednekar.

Fadlan hoos ka daawo muuqalka.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. abdalla akshay kumar says:

    waxsa aktra guul bn urjenyaa Mr king khiladi

  2. Mohamed maska says:

    Waa actor cajiib ah bani,aadamnimadana Ku wanaagsan guul Mr akshey Kumar




Featured Video