Aragtida Koowaad JR NTR Doorkiisa Labaad Lava Kumar Waa Qof Dagan Oo Jaceylka Xiiseeyo

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Young Tiger Jr NTR  filimkiisa  sida  weyn  loo  wada  sugaayo ee  Jai Lava Kusa  hori  waxaa looga soo bandhigay kaartooyin  iyo  goos goos kooban ee u gaar ah NTR doorkiisa Jai.

Waxaana maanta  si  rasmi ah  loo  soo  bandhigay aragtida koowaad JR NTR doorkiisa labaad ee Lava Kumar  oo  ah  qof  dagan  oo  jaceylka  xiiseeyo.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana aragtida koowaad ee Lava Kumar  baraha  bulshada  kusoo  bandhigay  gaar  ahaan  Twwiter-ka JR NTR  waana  labo  kaarto  oo  kala duwan oo xiiso leh sida qorshah  yahay  goor dhow waxaa lasoo bandhigi doona goos gooska u gaarka  ah  lava Kumar.

Filimka Jai Lava Kusa JR NTR wuxuu ku jili doona seddax door oo kala duwan waxaana director ka ah filimkaan weyn Bobby waxaa la daawan doona 21 September 2017.

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. jr ntr says:

    woow caadi maha




Featured Video