Filimada Chennai Express Iyo Pardes Sida Ay Big Hits Ku Noqdeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

SRK maanta maalin qaas ah ayay u tahay madaama labo filim uu horey u sameeyay Big Hits noqdeen aadna loo jecel yahay daawashadooda.

Waxaan ka hadleynaa Chenna Express oo Blockbuster ah iyo Pardes oo Super Hit ah waxay soo baxeen 8 August maanta oo kale hadaba sida ay labadaan filim Big Hits ku noqdeen hoos kaga bogo:

chennai-express_13570983881

Chennai Express Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday:

Xiliga la daawaday: 8 August 2013

Tiyaatarada laga daawaday: 3600

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 115 crore

Lacagaha nadiifka ee uu keenay – 207.69 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 233.65 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 278.13 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 25-Milyan iyo 227,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ku iibsadeen – xogtaas ma heli karno

Saami ahaan kooxda cajalaha qeybiyeen lacagaha ay heleen – 114.34

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 99%

Natiijadiisa: Blockbuster

WARAR DHEERAAD AH:

Qiimeynta IMDb Rating: 6/10

1bbf02b2d9248fb87a602a3705e5fa4e

Filimka Pardes Iyo Sida Uu Super Hit Ku Noqday:

Xiliga la daawaday: 8 August 1997

Tiyaatarada laga daawaday: 210

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 10 crore

Lacagaha nadiifka ee uu keenay – 22.83 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 189.63 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 34.83 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 20-Milyan iyo 475,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ku iibsadeen – xogtaas ma heli karno

Saami ahaan kooxda cajalaha qeybiyeen lacagaha ay heleen – 12.44

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 124%

Natiijadiisa: Super Hit

Qiimeynta IMDb Rating: 7/10

Aqriste Adiga Kala Dooro Chennia Express Iyo Pardes Midkee Kula Wanaagsan Sheeko Ahaan…

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Gasira says:

    pardes ayaa ka wanaagsan

  2. Ismail Aamir says:

    lpdu ba makala
    dhacaan srk




Featured Video