Maanta Oo Kale Hrithik Iyo Akshay Filimadooda Koi Mil Gaya Iyo Singh Is King Sida Ay Big Hits Ku Noqdeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

8 August waa maali Bollywood-ka ku weyn waayo filimada keedka Boxoffice India ku jiraan 1994 ilaa 2017 ee saxan maalintaan oo kale waxaa ku diiwaan gashay inay soo baxeen 4-filim oo Big Hits noqdeen.

Labo maqaalkeenii hore ayaan kaga hadalnay oo SRK ayaa iska lahaa waa Chennai Express iyo Pardes hadana maqaalkaan waxaan diirada saari ku saari doonaa Koi Mil Gaya iyo Singh Is King.

Hrithik Roshan iyo Akshay Kumar 8 August waxay u leedahay xasuus gaar ah madaama filimadooda Koi Mil Gaya iyo  Sing Is King ay Boxoffice-ka gil gileen sidoo kalena ay noqdeen aflaan caan ah ama Classic ah.

Image result for koi mil gaya movie

Filimka Koi Mil Gaya Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday Maanta Oo Kale:

Xiliga la daawaday: 8 August 2003

Tiyaatarada laga daawaday: 450

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 30 crore

Lacagaha nadiifka ee uu keenay – 47.19 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 179.97 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 72.49 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 19-Milyan iyo 432,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ku iibsadeen – xogtaas ma heli karno

Saami ahaan kooxda cajalaha qeybiyeen lacagaha ay heleen – 28 Crore

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 80%

WARAR DHEERAAD AH:

Natiijadiisa: Super Hit

Qiimeynta IMDb Rating: 7.1/10

Image result for singh is king movie

Filimka Singh Is King Iyo Sida Uu Super Hit Ku Noqday:

Xiliga la daawaday: 8 August 2008

Tiyaatarada laga daawaday: 1400

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 50 crore

Lacagaha nadiifka ee uu keenay – 67.90 crore

Lacagtaan hadii maanta lagu jaan gooyo – 129.92 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 93.97 crore

Tirada guud ee tikit u goosatay – 14-Milyan iyo 28,000 qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyeen ku iibsadeen – xogtaas ma heli karno

Saami ahaan kooxda cajalaha qeybiyeen lacagaha ay heleen – 34.81 Crore

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan 70%

Natiijadiisa:  Super Hit

Qiimeynta IMDb Rating: 5.8/10

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. m.guursade says:

    zxp zakarie KOI MIL GAYA 2003 aya la dawaday ee lama daawan 2006…

  2. abdalla akshay kumar says:

    akshay kumar Iga dheh




Featured Video