Rasmi: Goos Gooska Filimka Simran Oo Lasoo Bandhigay Iyo Bandhiga Ay Kangana La Timid (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska filimka Simran ee Kangana Ranaut hogaamiye ka tahay wuxuuna qof walbo la cajabay bandhiga wacan ee Kangana la timid.

Filimka Simran waxaa Director ka ah Hansal Mehta  halka Bhushan Kumar, Shailesh R Singh, Krishan Kumar & Amit Agarwal ay soo saarayaal ka yihiin waana filim fariintiisa la wada sugaayo.

WARAR DHEERAAD AH:

Simran waxaa la daawan doonaa 15-ka September 2017 waana filim ka hadlaayo sheeko dhab ah oo ku saabsan gabbar Hindi ah oo kal kaaliso ka ah gudaha Mareekanka laakiin markii dambe dhibaato kala duwan marka ay qabsato bandhiyada Mareekanka dhaceyso.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska filimka Simran:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video