Akshay-Cape Of Good Films, Ajay-Rohit Shetty Iyo Shaqsiyaadka la Rabo Inay Guulahooda Ilaashtaan Sanadkaan 2017

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan idiin soo bandhignay shaqsiyaadka guusha u saaxiibka ahaan jireen ee sanadkaan 2017 guuldaro wada qaateen iyo kuwa guushodoa joogteeyeen xitaa 2017 hadii lasoo galay guulahoodii xariirka ahaa hakad ku imaanin.

Markaana waxaan fiirin doonaa shaqsiyaad guulo xariir ah horey iskula gaareen sanadkaan inta ka harsana aflaan u diyaarsan tahay inay guulahooda sii joogteen karaan:

Akshay Kumar – Shirkada Cape of good films/krian

Airlift – Super Hit

Rustom – Super Hit

TOILET – Ek Prem Katha – ? waxaa la daawan doonaa Jimcadaan 11 August 2017

Aamir Khan – Zaira Wasim

Dangal – ATBB

Secret Superstar – ? waxaa la daawan doonaa Diwali 2017 oo ku beegan 19-ka October

Salman-Katrina – YRF/Ali Abbas

WARAR DHEERAAD AH:

Ek Tha Tiger – Blockbuster

Sultan – Blockbuster

Tiger Zinda Hai – ? waxaa la daawan doonaa todobaadka Christmas 2017 oo ku beegan 22 December.

Ranveer-Deepika – Sanjay Bhansali

Ram Leela – HIT

Bajirao Mastani – HIT

Padmavati – ? waxaa la daawan doonaa 17 November 2017

Ajay – Rohit Shetty

Taxanaha Golmaal – 3 films – dhamaan waa Hits / Super Hit / Blockbuster

Golmaal – Hit

Golmaal Returns – Super Hit

Golmaal 3 – Blockbuster

Golmaal Again – ? waxaa la daawan doonaa Diwali 2017 oo ku beegan 19-ka October

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. sarwad says:

    secret super star waxaa ku dhacaya Goolmaal Again
    runtii waa loo yaabaa
    secret super star

  2. djn says:

    waxaan sugnaaba waa wareysigii la wareystay #baadshaaho team

  3. Ahmed says:

    thank u so much

  4. walaalka says:

    golmaal HIT
    golmaal returns SUPER HIT
    golmaal 3 BLOCKBUSTER
    golmaal again ??? uma malaynayo in sida taxanihii hore darajada guusha uga soo bilaabay HIT ilaa BLOCKBUSTER so gaadhay kana uu ATBB uu noqon dono.
    kolay nasiib wcn baan u rajaynayaa

  5. Farrrah says:

    Sxp rohit shetty iyo ajey devgn away filimadi kala oy isla jiken sida.
    Singham super hit
    Singham return super hit
    Bol bachchan hit




Featured Video