Dhalasho Mahesh Babu Awgeed Goos Goos Kooban Ayaa Filimkiisa SPYDER Laga Soo Bandhigay (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Suldaan Mahesh Babu maanta wuxuu u dabaal dagayaa sanad guuradiisa 42-aad wuxuuna dhashay 9 August 1975 sidaa darteed maanta taageerayaashiisa siweyn ayaa looga farxiyay.

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska kooban (Teaser) filimka SPYDER ee Mahesh Babu hogaamiyaha ka yahay waana filim arimaha sirdoonka ka hadlaayo ee siweyn loo wada sugaayo.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka SPYDER waxaa Director ka ah filim sameeyaha weyn AR Murugadoss oo horey u sameeyay filimada hirgaleen sida Ghajini, Holiday iyo aflaan kale.

Filimka SPYDER waxaa atirisho kowaad ka ah Rakul Preet Singh waxaana la daawan doonaa 27 bisha September ee nagu soo fool leh.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska kooban ee filimka SPYDER laga soo bandhigay:

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video