Rasmi: Filimka Jab Harry Met Sejal Iyo Talaadadiisa Kowaad Lacagaha Uu Keenay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

SRK iyo Anushka Sharma filimkooda Jab Harry Met Sejal ayaa markale hoos u dhac weyn sameeyay Talaadadiisa kowaad ganacsiga uu sameeyay.

Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday JHMS wuxuu keenay 3 Crore maalintiisa 5-aad wuxuuna 55% ka hooseeyaan maalintiisa 4-aad ganacsiga uu sameeyay.

Wadarta guud mudo 5-maalmood ah JHMS wuxuu haatan marayaa 53.75 Crore (Trade Figure) sidoo kalena ganacsiga uu sameeyay maalintiisa 5-aad ayaa xaqiijisay inuu si dhaqsi ah filimkaan tiyaatarada kaga dagi doono.

Talaadadiisa kowaad lacagaha uu keenay hadii lala bar bar dhigo Jimcadiisa kowaad waxay ka dhigan tahay in 80% hoos u dhac uu sameeyay waayo Isniintiisii kowaad fasaxa jiray ayuu ganacsigiisa ku ceentay.

Sidaa darteed JHMS waa mudo dheer kadib filim SRK hogaamiye ka yahay kaasi oo diidmadii ugu xooganeyd daawadayaasha kala kulmo.

Fadlan hoos kaga JHMS lacagaha uu keenay mudo 5-maalmood ah sida shabakada Boxoffice India soo daabacday:

Jimco – 15 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

Sabti – 14.25 Crore

Axad – 14.75 Crore

Isniin – 6.75 Crore

Talaado – 3 Crore

Wadarta Guud – 53.75 Crore (Trade Figure)

JHMS hadii uu dadaalo todobaadkiisa kowaad 60 Crore ayuu keeni doonaa ama 57 Crore ilaa 58 Crore inuu keeno ayaa macquul ah.

Wixii markaas ka dambeeyo JHMS waxaa ku adkaan doonto inuu 70 Crore inuu cimri ahaantiisa gaaro waana lacag ka hooseyso 75 Crore ee shirkada NHZ Studio ku iibsatay gudaha Hindiya!

Imtiaz Ali waa lagu yaqiinay in filimadiisa 70 Crore dhaafin laakiin SRK oo awoodiisa loo dhawaan karin filimkiisa 70 Crore keeno waa wax aan la aqbali karin kaliya atoorahan ma guul dareesanin ee fanka Hindiya oo dhan ayaa guul dareestay!

Fikradaha Akhristayaasha (7)

  1. faiso maxamed says:

    hhhhhhhhhhhh wlhi waa yaab markaad dhaheyso atooraha ma guul dareeysan filmka yaa wado soo asiga ma ahan qofka ku faani lahaa hadu guul gaari lahaa sorry filimside hhhhhhh midan wey niiga hoose baxday hhhhhhhhhhhhh qorax dhacday ayaad rabtin in aad dib usoo celisaan byyy Srk hhhh

    • Zakarie Abdi says:

      Walaal qoraalkeena si fiican ma aadan u aqrin bal ku laabo qoraalkeena ugu dambeeyo sida uu qoran yahay, markaas si dagan Comment labaad usoo dhiibo.
      Kaliya waxaan dhahnay Imtiaz waa lagu yaqiinay filim 70 Crore inuu sameeyo laakiin SRK lagama fileyn in 70 Crore filimkiisa keeno marka loo fiiriiyo awoodiisa sidaa darteed guul darada kaligiis kuma dhicin ee fanka Hindiya oo dhan ayay ku habsatay waana xaqiiq midaas mar hadii SRK filim 70 Crore keenay fanka Hindiya halkii ugu hoseesay ayuu gaaray!

      • King Mubarak says:

        Hadii SRK guuldaro ku dhacdo macnahedu Maha in fanka bollywood oo dhan guuldaro ku dhacday SRK wa qayb ka mida bollywood mana aha kaligiis Bollywood marka sida ha udlina Me Flimside.net

  2. abdalla akshay kumar says:

    WAHWAAH JECLIYAA JABKA SRK HHHHHH.

    ZKRIYE ZXP JUMCDA BAL AAN ARAGNO MR KING KHILADI.

    GUUUUL AKSHAY KUMAR

  3. Abdalla Rasta says:

    Sxb zakariye fanka hindiya halkii ugu hoseeyay ma gaarin ee srk ayaa hoos u dhac sameeyay lkn mr profesionst Aamir khan ceeb daboole ayaa joogo secret super star an sugno adaa argi doonee waxa uu dhigo

  4. Ismail Aamir says:

    King Khan’s Abuud
    aa Hayza
    Hala Yaabina

  5. akram says:

    Nina 2000crore buu keeenay 2000crore subxaaan amir Khan dadka halaga qabto usagaaa lacagtii ka dameeyey hhhhhhhhhh




Featured Video