Salman-Kabir, SRK-Anushka Iyo Shaqsiyaad Guulo Isla Gaari Jireen Oo Sanadkaan Guul Daro Usoo Hoyotay!

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

2017 waa sanad dad ceebees ah madaama shaqsiyaad awood badan oo guula isla gaari jireen guul darooyin sida wadajir ah u qaateen.

Inkastoo Boxoffice-ka aan marnaba la sadaalin karin hadana sanadkaan 2017 xaalka ma wanaagsano marba hadii dadkii guulaha isla gaari jireen ay la imaadeen mashaariic guul dareesteen ganacsi ahaan.

Fadlan hoos kaga bogo shaqsiyaad Bollywood-ka ka tirsan oo horey guulo waa weyn isla gaareen laakiin sanadkaan filimada ay la imaadeen ka fashilmeen:

Salman-Kabir Khan

Ek Tha Tiger – Blockbuster

Bajrangi Bhiajaan- All Time Blockbuster

Tubelight – Below Average

Shah Rukh Khan-Anushka

Rab Ne Bana De Jodi – Blockbuster

Jab Tak Hai Jaan – Hit

Jab Harry Met Sejal – Flop/Disaster

Tiger Shroff-Sabbir Khan

Heropanti – Hit

Baaghi – Hit

WARAR DHEERAAD AH:

Munna Michael – Flop

Ranbir Kapoor – Anurag Basu

Barfi – SuperHIt

Jagga Jasoos – Flop

Shraddha Kapoor – Director Mohit Suri

Aashiqui 2 – Blockbuster

Ek Villain – Super Hit

Half Girlfriend – Below Average

Anil Kapoor – Director Anees Bazmee

No Entry – Super Hit

Welcome – Super Hit

Mubarakan – Flop

Hrithik Roshan – Rakesh RoshanXeerkaan wuu qabanaa labadaan is dhaleen madaama mar walbo guusha u saaxiib yihiin waa hadii filimka Hrithik hogaamiye ka yahay halka aabihiisna uu Director ka yahay.

Laakiin marka shirkadooda Filmkraft filim ay maal galiso Hrithik hogaamiye looga dhigo halka Rakesh Roshan isagana soo saare noqdo waxay la kulmaan guuldaro sida dhacday 2010 iyo sanadkan 2017:

Kites – Flop – Anurag Basu ayaa Director ka ahaa

Kaabil – Below Average – Sanjay Gupta ayaa Director ka ahaa

Fikradaha Akhristayaasha (6)

  1. miss qalanjo says:

    Talada ka wareer san waxa u fiicnaan lahayd in filimada mid walba waqti lasiiyo ugu yaraan bil ah markaa ganacsi fiican bey keeni lahayaen lakin hadii isbuuc kastaa filim la saaro dadku key daawan key beey iska dayn

  2. Lool says:

    Zakatiye cabdi sxb su,aal ayaan daraad idin weydiyay mana iiga doo jawaabinbfadlan midaan iiga soo jawaab.
    Filimka ugu weyn ee hindia sameeyay ilaa iyo hada taariikhdioda bollywod ha ahaado ama talagu iyo lacagaha uu keenay mahadsanid.

    • Zakarie Abdi says:

      Sholay ayaa ugu weyn Hindiya oo dhan in ka badan 1000 Crore ayuu keenay hadii 15 Crore uu keenay sanadii 1975 sicirka maanta lagu jaan gooyo.

      • nuur cabdi kariim qalinle says:

        Sxbkee zakariye aab Baan ku salaamay horay ayaan kuugu sheegay cidwalba calfkeedacuneeso hada waxaansugna akshay filmkiisa iyo waxaoolakulmo

  3. luqman says:

    sxb zaki tubelight wa flop adigana below avarge ayad u qortaye ma salman khan ayad flopka kala xishonaysa

  4. ismail abdullahi says:

    Luqman Below average kuba guuldaro ee lasoco




Featured Video